Dhul gariir dad badan ku dhinteen oo ku dhuftay Jaziirada Lombok (Daawo Sawirada)

Dhul gariir xoogan ayaa ku dhuftay Jaziirada Lombok ee dalka Indonesia, waxaana dhul gariirkan ka dhashay khasaaro badan oo isugu jira dhimash iyo dhaawac soo gaaray dadkii kunoolaa Jaziiradan. Cabirka dhul gariirkan ayaa lagu sheegay in uu gaarsiisnaa 7-, waxa uuna sababay in ay bur buraan dhismayaal badan oo kuyaala Jaziiradan iyo sidoo kale Jaziirada … Continue reading Dhul gariir dad badan ku dhinteen oo ku dhuftay Jaziirada Lombok (Daawo Sawirada)